Sharci dano gaar ah laga leeyahay oo deg deg loo horgeynayo Baarlamanka Somalia (Akhriso Xog xasaasi ah oo la helay)

Xildhibaanada Golaha shacabka Qaranka ayaa lagu wadaa in si deg deg ah loo horgeeyo sharciga batroolka Somalia iyadoo arrintan ay gadaal ka riixayaan qaar ka mid ah madaxda sare ee dowlada oo dano gaar ah ka leh. Sharcigan ayaa dhowr jeer oo hore dib loo dhigey tan iyo markii ay xilka qabatay Xukuumadda Raisal Wasaare … Continue reading Sharci dano gaar ah laga leeyahay oo deg deg loo horgeynayo Baarlamanka Somalia (Akhriso Xog xasaasi ah oo la helay)